Madaxweyne Trump ayaa ku sheegay baraha bulshada ee Truth Social in “ugu yaraan” $2,000 oo ah lacag (tariff dividend) la siin doono inta badan dadka Maraykanka.